Champions liguae kulmada ugu dag caawa vs Habeen danbe–

0
Tuesday November 20, 2012 - 11:31:32 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 586
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Champions liguae kulmada ugu dag caawa vs Habeen danbe–

    Buffon oo Badis u Baahan vs Petr Cech oo Barbardhac Doonaya, 2 Goolhaye oo Rajada 2 Naadi Fure u ah Caawa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Buffon oo Badis u Baahan vs Petr Cech oo Barbardhac Doonaya, 2 Goolhaye oo Rajada 2 Naadi Fure u ah Caawa


Caawa vs habeen danbe waxaa la Ciyaari doonaa Lugtii 5 ee Wareega Guruubyada Champions Liguae 2012-2013 waxaana Kulanka ugu adag Ciyaarahaasi ay dhexmari doonaan Caawa naadiyada Juventus vs Chelsea oo ku Jira Guruubka E .

Labada Naadi oo hore Ciyaartoodii Furitaanka Champions Liguae isku Macsalaameeyay 2-2 Kulankii ka dhacay London,ayaa la isweydiinayaa Muxuu noqon doonaa Kan caawa ka dhici doona Magaalada Turin ee Dalka Talyaaniga.

2 Goolhaye ee Labada Naadi Juventus vs Chelsea Goolhaye Buffon iyo Goolhaye Petr Cech waxa ay Garwadeen ka yihiin Kulnaka caawa natiijadiisa la wada sugayo,iyadoo Buffon ay ka goan tahay inu Badbaadin Xoogan u sameeyo Goolka Naadigiisa Juventus si Kooxdu u badiso,halka Cech isna doonayo mid Taasi la mida oo Ugu yaraan ay barbaro ku helaan

Juventus vs Chelsea oo Guruubka E kula Mataansan Naadiyada Shakhtar Donetsk iyo Kooxda Ku cusub ee Tartankaan ee ka socota Denmark naadiga Fc Nordjaelland ayaa waxa Guruubkaan sutida u heysa Kooxda Shakhtar ee Reer Ukrain oo leh 8 dhibcood Caawana u martiya Kooxda Nordjaelland oo iyadu ka hartay Wareega 16ka,Juventus waxa ay leedahay 6 dhibcood waxaana caawa ka goan ugu yaraan badis si ay u yeelato 9 dhibcood,Hadii laga badiyow aa hareen,hadii ay barbaro galaan sidoo akle cagoa dag kuma taagna oo waa harayaan,Halka Chelsea ay ku niyad jabi karto in laga badiyo,balse hadii ay badiyaan waa banaanka,hadii ay barbaro galaana waxa ay u baahnaan doonaan 3 dhibcood oo kale oo ay markaasi ku xaqiijin karaan inay soo baxeen.

Kulamada kale ee Caawa iyo habeen danbe dhici doona kuwa ugu xiisaha badan waxaa ka mida.

Caawa.

Benfica vs Celtic Guruub G

Valencia vs Bayer Munich Guruub F



Habeen danbe.


Ajex vs Brussia Dort Mound. Ciyaartaan waa Ciyaar ay si gaara ugu xisaabtameyso Koxda Martida loo yahay ee Ajex kana dhisan Holland maadam ay leedahay 4 dhibcood waxa ay xooga sarai doonaan inay badiyaan.


Man city vs Real Madrid Kulankaan Kooxda Man city wax rajo ah galin maayo, lakaiin waxa lagu xaqiijinayaa Soo bixida Kooxda martida ah ee Real Madrid.


Shalkeo4 vs Olympiokos


Waxaa Diyaariyay.

Axmed Maxamed Cabdulle'Uurdoox'

Uurdoox2011@hotmail.com
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip