Dagaal Culus Oo Kadhacay Degmada Balad Xaawo

0
Saturday November 24, 2012 - 22:29:02 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 2106
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dagaal Culus Oo Kadhacay Degmada Balad Xaawo

    Wararka ka imaanaya Degmada Balad Xaawo ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Dagaal culus oo u dhaxeeyay Ciidamada Dowlada Soomaaliya iyo dagaalyahano katirsan Al-Shabaab uu halkaasi kadhacay .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya Degmada Balad Xaawo ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Dagaal culus oo u dhaxeeyay Ciidamada Dowlada Soomaaliya iyo dagaalyahano katirsan Al-Shabaab uu halkaasi kadhacay .

Shabaab ayaan waxa ay labo Jiho kagalen Degmada Balad Xaawo iyagoona si toos ah u weeraray Saldhiga Ciidanka ee Balad Xaawo iyo Xarunta Degmada Halkaas ay dagaal kala hor yimaadeen Ciidamada Dowlada Soomaaliya ee kusugnaa xarumahaasi.


Ciidamadii Weerarka ahaa ee Al-Shabaab ayaa usuurto gashay in mudo kooban ay la wareegaan gacan ku heynta Degmada Balad Xaawo kadib markii ay ka baxeen Ciidamadii Dowlada ay gacanta ku hayay degmadaasi.

Mudo kadib waxaa magaalada soo gaaray Ciidamo tiro badan oo katirsan Dowlada oo ka yimid deegaano kala duwan oo Gedo ka tirsan iyagoona ugu dambeyn ku guuleestay in ay dib uga saaraan Dagaalyahanadii Al-Shabaab ee la wareegay Degmada Balad Xaawo.

Sargaalkan katirsan Dowlada ayaa sidoo kale Sheegay in Al-Shabaab dad badan oo Shacab ah ku laayeen Degmada Balad Xaawo kuwa ay Shabaabku bar garanayeen kuna tuhmeen in ay Dowlada taageersanyihiin , sidoo kalana ay boob ka geesteen Degmada intii yareed ay joogeen.

Al-Shabaab saraakiishooda wali kama aysan hadlin Dagaalka ay galabta ku galeen Degmada Balad Xaawo qasaaraha kasoo garay iyo Qasaaraha ay dhinaca kale gaarsiiyeen.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip