Xuska Dhalashada Nabiga (CSW) Magaalada Zurich (Sawiro)

0
Wednesday February 06, 2013 - 03:05:09 in Siyaaro by Xarunta Dhexe
  • Visits: 4346
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xuska Dhalashada Nabiga (CSW) Magaalada Zurich (Sawiro)

    Sawiraadi mowliidka ee magalada Zurich ee dalka Swizerland 02.02.13 waxaa soo qabanqaabiyay xafladan ee dhalashada nabigeena csws culimaa udiinka ee ahlusuna waljamaaca ee dalka swiszerland waxaana ka qayb qaatay indheer garadka aqoon yahanada dhalin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sawiraadi mowliidka ee magalada Zurich ee dalka Swizerland 02.02.13 waxaa soo qabanqaabiyay xafladan ee dhalashada nabigeena csws culimaa udiinka ee ahlusuna waljamaaca ee dalka swiszerland waxaana ka qayb qaatay indheer garadka aqoon yahanada dhalin yarada hooyooyinka iyo dhamaan bulshada qaybaheeda kala duwan ee dalkaas. Ugu horeenati barnaamijka waxaa xiriiriya ka ahaa Sh.Mustafa cali khaliif.

Waxaa quranka ku furay Sayid cabaas khaliif cabdulqadir m nuur.
waxaa kalimatu dayf soo jeediyay Sh.cabdulqadir axmedsh.axmed abuukar.
waxaa adilada mowliidaka kahadlay sh.Abuukar ibrahim nuur.
waxaa siirada rasuulka nnkh soojediyay Macalim nuur macalim maxamuud.
waxaa mucjisaadka nabiga csws kahadlay sh. axmed maxamed aadan (duuri).
waxaa qasaaid ka kaqaaday Sh.daauud,macalim abuukar macalim maxamuud,abuukar macalim cabdiraxman,shariif maxamuud aadan.

Qaybta farsamada Jaylaani macalin nuur iyo abuukar macalin abshirow.
waxaa isku dabariday Khaliif cumar macalin cabdiraxmaan, macalin cabdisalan goley,Ciise cade abuu dhaahaa.
waxakaloo si hagar laan ah uga shaqeeyay Dahabo sh.cabdulaahi, Fadumo gurey, Saynab xuseen, saciida sheekh xasan

Ugu dambeyntii cabdiraxmaan naga rali noqo intii aan kasoo daahnay waxaana ka codsaneenaa in aad cawa soo galiso.

Ustaad Nuuur
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Zurich%20(3).jpg
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Zurich%20(4).jpg
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Zurich%20(2).jpg
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Zurich%20(5).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Zurich%20(6).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Zurich%20(1).jpg
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Zurich%20(7).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Zurich%20(8).JPG


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip