Tacsi: Hooyo Xaliimo Axmed Xasan oo Warsheekh kugeeriyootay.

0
Friday February 22, 2013 - 23:43:20 in Tacsi by Xarunta Dhexe
  • Visits: 3094
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi: Hooyo Xaliimo Axmed Xasan oo Warsheekh kugeeriyootay.

    Innaa Lilaahi Wa Inaa Ileehi Raajicuun, Alaah Unaxariiste waxa degmada Warsheekh ee gobolka Shabeelada Dhexe kugeeriyootay Hooyo Xaliimo Axmed Xasan iyadoo isla maantana lagu duugay qabuuraha degmada Warsheekh.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Innaa Lilaahi Wa Inaa Ileehi Raajicuun, Alaah Unaxariiste waxa degmada Warsheekh ee gobolka Shabeelada Dhexe kugeeriyootay Hooyo Xaliimo Axmed Xasan iyadoo isla maantana lagu duugay qabuuraha degmada Warsheekh. Sheekh Cabduqaadir Sheekh Cabdi Ow Cumar (Boqorka) iyo guud ahaan ilmo Sheekh Cabduqaadir Sheekh Cabdi Ow Cumar ayaa waxa looga tacsiyeenayaa geeridi kutimid alaah Unaxariistee Hooyadood, Hooyo Xaliimo Axmed Xasan oo ku geeriyootay Warsheekh iyadoo eebe looga baryay inuu janatu Fardowso ka waraabiyo, iyagana samir iyo iimaan kasiiyo, Aaamiin Aaamiin.

Sidoo kale waxa dhambaal tacsi ah soo gaarsiiyay shabakada Warsheekh guud ahaan Jameecada Reer Sheekh Cabdiraxman Ow Cumar iyagoo eebe uga baryay inuu janatu fardowso ka warbaahiyo Hooyo Xaliimo ehelka iyo qaraabadi ee ka geeriyootayna samir iyo imaan eebe kasiiyo,

Tacsi tan lamid ah ayaa waxa dirayo dhamaan maamulka iyo shaqaalaha Shabakada Warsheekh oo geeritda kutimid marxuumada ugu tacsiyeeyay , Sheekh Cabduqaadir Sheekh C/raxman Ow cumar iyo guud ahaan owlaaadiisa iyagoo eebe uga baryay inuu janatu fardowso ka waraabiyo iyagana ducadeeda eebe u aqbalo samir iyo iimaana Eebe ka siiyo .

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileehi Raajicuun


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip