Kulanka Darbiga ah ee Intermilan iyo Ac-Milan (Ciyaartoyda macquulka ah)

0
Sunday February 24, 2013 - 02:48:13 in Sports by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1086
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kulanka Darbiga ah ee Intermilan iyo Ac-Milan (Ciyaartoyda macquulka ah)

    DERBY DELLA MADONNINA: Inter vs AC Milan iyo Safafka aadka loogu badinayo inay lasoo shirtagaan.!

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

DERBY DELLA MADONNINA: Inter vs AC Milan iyo Safafka aadka loogu badinayo inay lasoo shirtagaan.! Waxaa soo dhowaaday kulanka adag ee DERBY DELLA MADONNINA
oo caawa fiidkii ay isku fara saari doonaan kooxaha Inter vs AC Milan
kaasoo kulaylka uu durbaba keenay laga dareemi karo jawifa Milano.

Hadaba waxaanu halkan idiin kugu haynaa safafka ay aadka ugu badan tahay
inay labada kooxood lasoo shirtagaan waana sidan:
*INTER* (4-3-1-2): Handanovic; Zanetti, Juan Jesus, Chivu, Nagatomo;
Gargano, Kuzmanovic, Cambiasso, Guarin, Cassano, Palacio

*MILAN* (4-3-3): Abbiati; Abate De Zapata, Mexes, Constant (De Sciglio),
Muntari, Montolivo, Boateng, Niang, Balotelli, El Shaarawy

*Gool FM*


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip