Kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka oo furmay

0
Saturday October 27, 2018 - 11:52:19 in Wararka by Warsheekh Muqdisho
  • Visits: 1124
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka oo furmay

    Waxaa goordhow Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho ka furmay kulanka 18-aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa goordhow Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho ka furmay kulanka 18-aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Kulankan ayaa waxaa Shir Guddoominaya Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad.

Sidoo kale kulanka ayaa waxaa soo xaadirtay 149 Xildhibaan,kuwaasi oo ka qeyb galaya kulanka.

Ajendaha kulanka Maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 27-ka Bisha Octoober 2018 ayaa waxa uu yahay Saddex qodob oo kala ah:

Dhameystirka dooda aqrinta labaad ee hindise sharcyeedka golaha mihnadlayaasha caafimaadka qaranka.

Aqrinta labaad ee hindise sharciyeedka wax ka badalka sharciga siyaasada maareynta maaliyadda dalka ( PFM).

Qeybinta xeerka hay'adda duulista rayidka iyo saadaasha hawada.




Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip