Tifaftiraha Shabakada Warsheekh oo tahniyad Meher udiray Cabdi Nasri Adaawe Igalle & Marwo Faaiza Mohamed Noor Toxoow oo meherkoodu kadhacay magaalada Oslo ee wadanka Norway

0
Saturday March 30, 2013 - 21:59:41 in Tahniyad by Xarunta Dhexe
  • Visits: 11080
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tifaftiraha Shabakada Warsheekh oo tahniyad Meher udiray Cabdi Nasri Adaawe Igalle & Marwo Faaiza Mohamed Noor Toxoow oo meherkoodu kadhacay magaalada Oslo ee wadanka Norway

    Waxaanu halkan hambalyo, tahniyad iyo bogaadin hawada umarinaynaa Mudane cabdiNasri Adaawe Igalle & Marwo faaiza mohamed noor (FaaIza Bella) oo meherkoodu kadhacay Magaalada oslo ee dalka Norwey taariikhdu markay ahayd 24/03/2013

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaanu halkan hambalyo, tahniyad iyo bogaadin hawada umarinaynaa Mudane cabdiNasri Adaawe Igalle & Marwo faaiza mohamed noor (FaaIza Bella) oo meherkoodu kadhacay Magaalada oslo ee dalka Norwey taariikhdu markay ahayd 24/03/2013 Maxamud Cigale
maxamed cabdi jilacow
cabdi waaxid maxamed xasan
maxamed jaylaani
bashiir weheliye
bashiir muxudiin cigale
fartuun cabdulahi maxamed iyo waliba

Dhamaan Maamulka, Shaqaalaha iyo Aqristayaasha Shabakada Warsheekh waxey tahniyad maher hawada umarinayaaan cabdiNasri Adaawe Igalle & Marwo faaiza mohamed noor toxoow Garahaaan waxaa tahniyad gaar ah diraya tafatiraha warsheekh.com Mahamud cigale iyo agaasimaha warsheekh.com cabdiramaan shekh cabdullahi


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip