Madaxweyne Xasan Sheekh oo kuhadlay Lahjad adag kadib qaraxi shalay

0
Monday April 15, 2013 - 11:45:29 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 597
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Xasan Sheekh oo kuhadlay Lahjad adag kadib qaraxi shalay

    Madaxweynaha jamhuuriyada federaalka Soomaaliya Mudane Xasna Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dagaalka ay kula jiraan al Shabaab uu galay waji kale oo cusub kii hore xili uu ka hadlayay weerarkii shalay ka dhacay xarunta Maxkamadda gobolka Banaadir.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha jamhuuriyada federaalka Soomaaliya Mudane Xasna Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dagaalka ay kula jiraan al Shabaab uu galay waji kale oo cusub kii hore xili uu ka hadlayay weerarkii shalay ka dhacay xarunta Maxkamadda gobolka Banaadir. Mudane Xasan Sheekh waxa uu sheegay in wajigaasi labaad ee dagaalka lagu ciribtirayo Al Shabaab, waxaana uuna dhinaca kale shacabka soomaaliyeed ugu baaqay inay ka qeyb qaataan dagaalka.

Madaxweynaha ayaa cadeeyay inay soconayaan dhibaatooyinka sidaan oo kale ah inta dowladda ku jiraan dad calooshood u shaqeystayaal ah oo fududeynaya weerarada dadka shacabka ah lagu dhibaataynayo.

Ugu dambeyn madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxa uu sheegay inaanan laga daba hari doonin dadkii u fududeeyay weeraradii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho ,waxaana uu tilmaamay ilaa inta ay socotaba baaritaankoodu maalin un cadaaladda ay horkeeni doonan.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip