Siyaradi Sh: Xasan Qoryoley oo siweyn logu Xusay Kenya (Sawiro)

0
Wednesday April 17, 2013 - 08:43:13 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 3890
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaradi Sh: Xasan Qoryoley oo siweyn logu Xusay Kenya (Sawiro)

    Magaalada Makiino Road ee wadanka Kenya oo ah magaalo ee ku badan yihiin xarumo diineed oo ee kuleeyihiin Culuma’udiinka Ahlusunah Waljamaac ee Soomaaliya ayaa lagu qabtay xuski weynaa ee Shiikheena Sheekh Xasan Macalin Cabdi Sheekh Maxamed oo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Makiino Road ee wadanka Kenya oo ah magaalo ee ku badan yihiin xarumo diineed oo ee kuleeyihiin Culuma’udiinka Ahlusunah Waljamaac ee Soomaaliya ayaa lagu qabtay xuski weynaa ee Shiikheena Sheekh Xasan Macalin Cabdi Sheekh Maxamed oo ku magac dheer Sheekh Xasan Qoryooley.
Siyaarada Sheekha oo aheed mid siweyn loo soo abaabulay ayaa waxa kaqeyb galay culumadi ugu badneen oo kaqeybgasho siyaarooyinka loo sameeyo Culimada Ilaahey ee kusifoobay ama ku dhintay iyagoo kujira dacwada Islaamka.

Taariikhda Sheekha weyn ee Mujaahidka ah Sheekh Xasan Qoryooley iyo qiimaha ee leedahay siyaarada ayaa waxa halkaa qudbad kusaabsan ujeediyay dadki kasoo qeybgalay Naa’ibul Caamka Dariiqada Qaadiriya Asayid Sheekh Willi Sheekh Maxamed Xasan ,

Sidoo kale Culimo dhowr ah oo horkacayaan Ahlubeytka ayaa hadlkaa muxaadarooyin isku jiro toosin iyo ducaba usoo jeediyay dadki kasoo qeybgalay xuska Siyaarada Sheekh Xasan Macalin Cabdi (Sheekh Xasan Qoryooley).

Sidoo kale siyaarada oo socotay maalmo ayaa waxa lagu soo qatimay gaba gabadi siyaarada sida caadada u ah Daruuqu Suufiyah Xilqooyin Dikri ah oo eesan ukala harin dhamaan Dariiqooyinka Ahlusunah Waljamaac.

Gabagabadi Siyaarada ayaa waxa dadki kasoo qeybgalay xuska Sheekha uga mahad celiyay soo xaadirida Xuska, Saaxibul Wilaayaha Reer Sheekh Xasan Qoryooley Asayid Sheekh Cabdiraxiin Sheekh Xasan Macallin Cabdi Sheekh Maxamed.

Qaar kamid ah magacyada Culimadi kasoo qeybgashay Siyaarada

1. Sheekh Welli Sheekh Maxamed Xasan (Naa’ibul Caamka Dariiqada Qaadiriya)
2. Sh: Ismaaciil Sh: Cisman Sh: Sheegow, Sh: Aweys
3. Sheekh Shanyaalow Sheekh Maxamed Nuur (Aluqmaani)
4. Sheekh Cabdullaahi Faroole
5. Shariif Cismaan Shariif Ibraahim
6. Sheekh Cabdinuur Sheekh Cabdullaahi
7. Sheekh Cisman Sh: Muxumed Sh: Cabdiraxman Ow Cumar
8. Sheekh Maxamuud Macalin Cabdiraxmaan
9. Sh.Cabdiramaan Sheekh Maxamed Diirshe
10. Sheekh Cabdullaahi Axmed ligey
11. Sheekh Aadan Qudubi
12. Sheekh Cabdi Sh.Nuur Xuseen

Warsheekh Nairobi Kenya
E-Mail:warsheekh10@hotmail.com


http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/SIYAARO%20SH%20X%20QORYOOLEY%20(2).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/SIYAARO%20SH%20X%20QORYOOLEY%20(3).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/SIYAARO%20SH%20X%20QORYOOLEY%20(1).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/SIYAARO%20SH%20X%20QORYOOLEY%20(4).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/SIYAARO%20SH%20X%20QORYOOLEY%20(5).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/SIYAARO%20SH%20X%20QORYOOLEY%20(6).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/SIYAARO%20SH%20X%20QORYOOLEY%20(7).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/SIYAARO%20SH%20X%20QORYOOLEY%20(8).JPGhttp://warsheekh.com/spaw/uploads/images/SIYAARO%20SH%20X%20QORYOOLEY%20(9).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/SIYAARO%20SH%20X%20QORYOOLEY%20(11).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/SIYAARO%20SH%20X%20QORYOOLEY%20(12).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/SIYAARO%20SH%20X%20QORYOOLEY%20(13).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/SIYAARO%20SH%20X%20QORYOOLEY%20(14).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/SIYAARO%20SH%20X%20QORYOOLEY%20(15).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/SIYAARO%20SH%20X%20QORYOOLEY%20(16).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/SIYAARO%20SH%20X%20QORYOOLEY%20(17).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/SIYAARO%20SH%20X%20QORYOOLEY%20(18).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/SIYAARO%20SH%20X%20QORYOOLEY%20(19).JPGhttp://warsheekh.com/spaw/uploads/images/SIYAARO%20SH%20X%20QORYOOLEY%20(20).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/SIYAARO%20SH%20X%20QORYOOLEY%20(21).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/SIYAARO%20SH%20X%20QORYOOLEY%20(24).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/SIYAARO%20SH%20X%20QORYOOLEY%20(22).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/SIYAARO%20SH%20X%20QORYOOLEY%20(23).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/SIYAARO%20SH%20X%20QORYOOLEY%20(10).JPG

Dhamaad
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip