INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN
Dhamaan Jaalliyada Mudulood ee ku dhaqan Magaalada Aarhus, Denmark waxay ayagoo ka murugeysan Geerida naxdinta leh ee ku timid Marxuum Ibraahim-Fitaax Xaaji Cumar Cossoble oo taariikhdu markay aheyd 29-04-2013 ku geeriyooday Isbitaal ku yaala Magaalada Aarhus, ay si wadajir ah tacsi tiiraanyeysan ugu diraayaan dhamaan qoyska Reer Xaaji Cumar, Xaaska Marxuumka Yusra Xuseen iyo carruurtooda. Xubnaha Jaalliyadu waxay sidoo kale ayagoo ka tiiraanyeysan Geerida xanuunka badan ay qoyska marxuumka ka baxay leeyihiin geerida Ibraahim-Fitaax dhamaanteen samir iyo iimaan Allaha Waaxidka ha naga wada siiyo. Asagana qabrigiisa Ilaah ha u qaboojiyo, Kitaabkana gacanta midig Allaha ka siiyo, Aamiin, aamiin.
Dhambaal Racsi oo Ka yimid Jaalliyada Mudulood Ee Aarhus–
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN Dhamaan Jaalliyada Mudulood ee ku dhaqan Magaalada Aarhus, Denmark waxay ayagoo ka murugeysan Geerida naxdinta leh ee ku timid Marxuum Ibraahim-Fitaax Xaaji Cumar Cossoble oo taariikhdu markay aheyd 29-04-2013