Madaxweynayaashi hore ee dalka o si weyn uga hor yimid dalabki Farmaajo.

0
Saturday April 17, 2021 - 18:02:00 in Wararka by
  • Visits: 590
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynayaashi hore ee dalka o si weyn uga hor yimid dalabki Farmaajo.

    qeybo kamid ah waxgaradka magaalada Muqdisho ayaa wili is daba joog ah ugu qul qulaya xarumaha madaxweynayaashi hore ee kadegan yihiin magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

qeybo kamid ah waxgaradka magaalada Muqdisho ayaa wili is daba joog ah ugu qul qulaya xarumaha madaxweynayaashi hore ee kadegan yihiin magaalada Muqdisho.
Mid kamid ah kulamadi ugu dambeeyay ee kadhacay xarunta cusub ee Madaxweyne Xasan sheekh uu ka degan yahay magaalada Muqdisho ayaa waxa isugu yimid Madaxweynayaashi hore ee dalka, Madaxweynaha Hirshabelle, Musharax Madaxweyne C/qaadir Cosoble iyo Senator Muuse Suudi oo ku kulmay hoyga Xasan Sheekh ee Mirinaayada ayaa ka wada hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka, dhaq dhaqaaqyada ka socda Caasimadda Muqdisho iyo arrinta muddo kordhinta.

Madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe ayaa gaarsiiyay Madaxweynayaashii hore farriin uu ka waday Madaxweyne Farmaajo oo ahaa codsi ku saabsan inuu la kulmo Midowga Musharraxiinta, si ay uga wada hadlaan xaalada taagan.

Kulankii xalay dhex maray Madaxweyne Farmaajo, Madaxweynayaasha Galmudug iyo Hirshabelle ayaa looga hadlay khilaafka ka taagan muddo kordhinta, iyadoo Farmaajo dalbaday in isaga iyo Musharaxiinta ka wada hadlaan arrintan.

codsiga madaxweyne farmaajo ayaa umuuqdo mid durba diidmo laga muujiyay iyadoo warar hoose oo shabakada Warsheekh heshay ee sheegayaan inidowga musharaxiinta ee iminka diyaar u aheen kulan ee la qaataan madaxweynaha mudada kororsaday iyagoo kutilmaamay kulan aan munaasab aheen xiligaan bacdamaa uu Farmaajo go'aansaday inuu qaado talaabo xad gudub ku ah sharcigi heshiiska lagu ahaay.


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip