Inan aan Habaryar U ahay ayaa gursatay nin dhalasho ahaan kusoo jeda Ethiopian markaas kasii ah Oramiya qomiyada la yiraahdo waa nin garanaya luqada somaliga in xogaa ah waxaa dhacday gabadhii waa gursatay waxaan waydiiyay sababta ay ku damacday inay gursato nin ajnabi ah markaas ayay itiri habo raga somaliyeed guursigooda badan dartiis ayaan kunacay marka dee ajnabigu mayaqaanaan guursiga badan sidaas darteed ayaan uguursaday markaas wan kuqoslay waxaan iri malaga yaabaa hadalkaas mid kalabdalan inuu yimaado habo fikirkaas wanka biyo diiday
MUDO YAR KADIB MAXAA DHACAY.
Ilmihii
ugu horaysay uurkiisa iyadoo leh dagana Magaalada Addis Ababa ayaa
Ninkii wuxuu shaqo u aaday Magaalada Hargaysa waxaa dhacday gabadhii waa
soo fool dhawaysay ninkii marki uu tagay hargaysa ayaa ugu wardanbaysay
xiriirkiisa telkiisiina waaba dansaday gabadhii biil maleh waa kaligeed
ehelkeed mesha majoogo meshii ayay rafaad afka saartay radin abdan
isagii waa laga quustay Cakuye Ajnabi Yaahuu mudo rafaad kadib gabadhii
waa Dhashay markii ay dhashay ayaa waxaa lahelay un magaca guud ee
Qomiyada Oromo qolo ah ayaa badi goob lagu raadshay markaas ayaa badi
doon kadib reerkiisi ayaa qof laga soohelay iyadii markii ay dhashay
gabar ayay dhashay Ilaahow Ajnabi Aanan Wiil Udhalin
Gabdhii
fakar iyo wax la aan iyo wareer kadib waxaa kusooboday xanuun masaxda Ah
Markii danbe oo laga soowarhelay inay Ispital kujidho oo aan
kasowardonayna waaba qarsatay in dhib haysato waxay tiri aniga ninkayga
shaquu kujira waa iga sogariwyay ileen macayi kadhoo iyadaa balo
sooxaraysataye ugudanbayn gabadhii iyadoo sidii ah ayay kugeeryootay
ispital kuyaal adis markaas ay geryotay kadib 3 malin ayuu imaaday
gurigii isago hargaysa Gabar kusoogursaday Tisiina Dhimatay
maxay kacararaysay Marxuumadii In Lalaguursado Maxa KUdhacay in Lala gursaday
WALLEE AJNABI NAXARIIS MALEH
ALLOW KAAMAGAN AHI
Qore Fadumo on Facebook
Guursiga Ajnabiga !!! (Sheeko Gaaban).
Inan aan Habaryar U ahay ayaa gursatay nin dhalasho ahaan kusoo jeda Ethiopian markaas kasii ah Oramiya qomiyada la yiraahdo waa nin garanaya luqada somaliga in xogaa ah waxaa dhacday gabadhii waa gursatay waxaan waydiiyay sababta ay ku damacday inay