Ciidamada naafada Xooga dalka oo sheeganayo dhibaatooyin nolol xumo

0
Saturday September 14, 2013 - 15:55:02 in Wararka by
  • Visits: 1637
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada naafada Xooga dalka oo sheeganayo dhibaatooyin nolol xumo

    Afahayeenka ciidamada Naafada xooga dalka Abdullhi Maxamed ducaale oo maanta la hadlay bahda saxaafada ayaa waxa uu ka warbixiyay si ay taahay nolosha iyo caafimaadka ciidamada xooga naafada kuwaa kusoo waxyooloobay dagaalkii 77-kii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Afahayeenka ciidamada Naafada xooga dalka Abdullhi Maxamed ducaale oo maanta la hadlay bahda saxaafada ayaa waxa uu ka warbixiyay si ay taahay nolosha iyo caafimaadka ciidamada xooga naafada kuwaa kusoo waxyooloobay dagaalkii 77-kii

Afhayeenka ayaa Tilmaamay in aysan ku heysan Gudaha Isbitaalka Martiini wax daryeel ah, hase yeeshee ee  un iska Nool yihiin , isagoo xusay in ay soo food saartay Xaalad Biyo la’aaneed, sidoo kalena ay Jiraan dhibaatooyin kale ee la xiriira dhanka nolosha nasaasiga ah sida hoyga ay ku jiraan oo uu tilmaamay in uusan ka difaaci karin roobka,

wuxuuna ugu danbeyntii  Afhayeenka ka dalbaday dowladda Fidraalka soomaaliya iyo Ganacsatada in ay wax ka qabtaan dhibaatooyinka heysta Ciidamada Xooga Naafda dalka.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip