
INAA LILAAH WA INAA ILAYHI RAAJICUUN
Waxaa tacsida diraaye dadka kala ah
1- wariye belle nuur isaaq
2- maxamed axmad maxmed
3- maxamuud cali nuur
4- bashiir c/llaahi cigalle
5- DR-ibraahin aadan rooble
6- Cali xooshay cigalle
7- Raaqiya c/llaahi yusuf
8- Wariye maxamed bakistaan
9- Wariye maxamuud koronto
10- Shaam abuukar maxamed
Iyo dhamaan wariyaasha somaliyed oo joga liibiya iyo talyaaniga iyo dhamaan maamulka iyo wariyaasha shabakada warskeekh.com waxay tacsi tiiraaye leh udirayaan heladii iyo qaraabadii iyo caruurtii uu kageriyooday Alle ha unaxariistee marxuum haybe
Cusmaan oo ku geriyooday magaalada hargaysa ee maamulka Somaliland gaaran waxay tacsi gaar ah udirayaan caruurta uu abtiga uyahay oo kala ah maxmed c/llaahi
Layla c/laahi yusuf
Iyo raaqiyo waxayna leeyhiin ilaahay haydiinka sabar siiyo asigana ha unaxariisto aamin amin…..
INAA LILAAH WA INAA ILAYHI RAAJICUUN
Tacsi ku socota eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday marxuum Heybe Cusmaan Caateeye
Tacsi tiraaya leh oo ku socota eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday marxuum heybe cusmaan caateeye oo ku geeriyooday magaalada hargaysa 2122009