TACSI: Xaajiyo Fadumo Maxamud Cade oo Muqdisho kugeriyotay

0
Saturday October 26, 2013 - 09:45:02 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 2534
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    TACSI: Xaajiyo Fadumo Maxamud Cade oo Muqdisho kugeriyotay

    Anagoo bahda Shabakada Warsheekh qeybaheeda kala duwan .waxaan leenahay Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun Allaha ha u naxariistee geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Hooyo Xaajiyo Fadumo Maxamud Cade oo ku geeriyootay xalay magaaladda Muqdisho ga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Anagoo bahda Shabakada Warsheekh qeybaheeda kala duwan .waxaan leenahay Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun Allaha ha u naxariistee geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Hooyo Xaajiyo Fadumo Maxamud Cade oo ku geeriyootay xalay magaaladda Muqdisho gaar ahaan degmada Boondheere. Dhamaan Qaraabada iyo ehelka gaar ahaan Reer Xaaji Maxamud Maxaadey waxa looga tacsiyeenayaa Geerida kutimid Hooyo Xaajiyo Faadumo Maxamud Cade,waxaan leenahay Ilaahay Jantul fardowsa ha geeyo qabrigana Allaha u waasaciyo . dadkii ay ka baxadyna ilaahay samir iyo imaan haka siiyo.AMIIN AMIIN AMIIN.

Tacsi tan lamid ah ayaa waxa dirayo dhamaan jaaliyadaha reer Warsheekh ee ku kala nool daafaha Dunida Gaar ahaan Jaaliyada Nairobi oo kala ah

Sheekh Cisman Sheekh Muxumed
C/raxman Siid Maxamud
Maxamud Sheekh Axmed Yare
Sheekh Isxaaq Xaaji Muuse
Cabdicasiis Macalin Daa'uud
Muumin Muxidiin Axmed
C/raxman Xaaji Cabdulaahi
Yuusuf Shiikheey Xaaji
C/raxman Cabdulaahi Boote
C/raxman Maxamed Cali
Xasan Cabdi Xaaji
Cumar Sheekh Axmed yare
Cabduqaadir Cabdulaahi Macalin
Axmed Baraawe
Muuse Xaaji Buubaal
Cali Sheekh Axmed Yare
C/raxman Axmed Cumar Gaab
Hooyo Xaliimo Gurey
Hooyo Madiino Gurey
Hooyo Madiino Muxumed Nuur
Hooyo Faadumo Sheekh C/raxman
Hooyo faadumo Buraash
Aamino Sheekh Ibraahim
Kaltuun Xaaji Muxumed
Khadiijo Maxamud Xuseen
Maano Nuur Cali
Deeqo Axmed Muuse
Sacdiyo Cisman Gacaney

- iyo guud ahaan Dhamaan Jaaliyada reer Warsheekh ee kunool wadanka kenya gaar ahaan magaalada Nairobi waxeyna leeyihin Eebe haku abaal mariyo Jannatu Fardowsa Marxuumad Xaajiyo Hooyo Faadumo Maxamud Cade Ehelka iyo Qaraabadi ee ka geeriyootayna Samir iyo Iimaan .
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip