Tacsi: Xaajiyo Cambaro Cali Cisman oo ku geeryootay Muqdisho

0
Sunday December 08, 2013 - 10:00:38 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 4393
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi: Xaajiyo Cambaro Cali Cisman oo ku geeryootay Muqdisho

    Inaa Lillaahi Wa Innaa Ileehi Raajicuun. Waxa dhambaal tacsi ah hawada loo marinayaa dhamaan ehelki iyo qaraabadi ee ka geeryootay Allaah Unaxariiste Marxuumad Hooyo Xaajiyo Cambaro Cali Cisman oo habeenimadi Sabtiga kugeeriyootay magaalada Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inaa Lillaahi Wa Innaa Ileehi Raajicuun. Waxa dhambaal tacsi ah hawada loo marinayaa dhamaan ehelki iyo qaraabadi ee ka geeryootay Allaah Unaxariiste Marxuumad Hooyo Xaajiyo Cambaro Cali Cisman oo habeenimadi Sabtiga kugeeriyootay magaalada Muqdisho iyadoo duhurnimadi maantana lagu aasay Qabuuraha degmada Warsheekh ee gobolka Shabeelada Dhexe. Dhambaal Tacsi ah ayaa waxa dirayo Maamulka,Shaqaalaha Shabakada Warsheekh iyo qurba joogta reer Warsheekh oo uu horkacayo suldaan Aweys suldaan Maxamuud iyagoona tacsida Xaajiyo Cambara sigaar ah ugu dirayaan Xaaji Cali xaaji maxamud Xuseen, iyo Maryan xaaji Maxamud Xuseen iyo guud ahaan ilmo Xaaji Maxamud Xuseen. Waxeyna Alle uga baryeen Xaajiyada in Janatu Fardowso ka waraabiyo , ehelka iyo qaraabadi ee ka tagtayna samir iyo iimaan.

Inaa lillaahi wa Inaa Ileehi Raajicuun.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip