Feer yahan tooxoow oo mar kale wacdaro dhigay.

0
Saturday January 18, 2014 - 00:06:47 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 2558
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Feer yahan tooxoow oo mar kale wacdaro dhigay.

    Feer yahan Ismaciil M. Tooxoow ayaa mar kale ka qayb galay tartan feer ah, gaar ahaan nooca loo yaqaan MMA, kaas oo lagu qabtay magaalada Odense, ee wadanka Denmark.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Feer yahan Ismaciil M. Tooxoow ayaa mar kale ka qayb galay tartan feer ah, gaar ahaan nooca loo yaqaan MMA, kaas oo lagu qabtay magaalada Odense, ee wadanka Denmark. Feeryahan Tooxoow ayaa muujiyay geesinimo iyo bisayl in kasta oo uu nasiibku ka hiiliyay hadana wuuu u balan qaaday taageerayaashiisa in uu ciyaarta xigta oo uu la yeelan doono isla feeryahan kan in uu ka farxin doono dhamaan taageera yaashiisa gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan hadii Allah idmo.

Halkaan ka daawo ciyaarta




WQ. Abdiaziz Mohamed.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip