Bilicda Xeebta Warsheekh (Daawo Sawiro).

0
Wednesday January 22, 2014 - 10:52:53 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 8710
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 8
  • 8 0
  • Share via Social Media

    Bilicda Xeebta Warsheekh (Daawo Sawiro).

    Degmada Warsheekh ee gobolka shabeelada dhexe oo ah degmo Qadiimi oo caan ku ah fidinta diinta islaamka ayaa sidoo kale waxey caan kutahay qeyraadka dabiiciga ah ee dalkeena hodanka kuyahay sida Kaluumeesiga iyo xowla dhaqatada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Degmada Warsheekh ee gobolka shabeelada dhexe oo ah degmo Qadiimi oo caan ku ah fidinta diinta islaamka ayaa sidoo kale waxey caan kutahay qeyraadka dabiiciga ah ee dalkeena hodanka kuyahay sida Kaluumeesiga iyo xowla dhaqatada. Waxa halkaan hoose idinku soo gudbineena Muuqaalo laga soo qaaday Xeebta Warsheekh oo ah Xeeb ilaahey isugu daray qurux iyo cimilo aad umacaan kuna haboon dalxiiska iyo jimicsiga.

Muuqaalada maanta ayaa waxa lasoo qaaday xili uu Xeebta daliixs kujoogay Ciyaaryahanka reer Warsheekh ee Qarankeena Soomaliya ahna Qabiir isboorti halyeey Aanis Cali Maxamud.

Aanis Cali Maxamud Ciyaaryahanki hore ee Qaranka iyo kooxda heerka kowaad ee Elman ayaa mudo kusugnaa degmada waxana kusoo dhaweeyay ciyaaryanada degmada Warsheekh iyo guud ahaan bahda isboortiga degmada Warsheekh iyadoo sidoo kale booqashaa ciyaaryahanka aan muuqalo kale idinka soo gudbin doono

  Dhanka kale waxa idin  soo gudbin doona muuqaale kale oo kusaabsan guud ahaan Degmada iyo tuulooyinka hoos yimaada iyo wax soo saarka ilaahey Hibada usiiyay iyadoo sidoo kale meesha ee ka marneen dibu dhaca iyo taageerada ee ubaahan yihiin qeybaha kala gadisan ee bulshada degmada .

Fiiro Gaar Ah, Hadii aad Mobile Kadaawaneyso Sawirada
Riix Halkaan



Muuqaaladaan Quruxda badan waxa uga mahad celineenaa
boga https://www.facebook.com/xeebta.warta
Sawir Qaade Asad Siid Maxamuud (Asad Warsheekh) iyo Abuukar Shariif Qaasim

Wixi Talo iyo tusaale ah kusoo dir
E-mail:warsheekh10@hotmail.com

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip