Tata Martino: "Waan Ku Faraxsanahay Inaan Gaarno Final-ka Copa Del Rey"

0
Thursday February 13, 2014 - 13:38:19 in Sports by
  • Visits: 2978
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tata Martino: "Waan Ku Faraxsanahay Inaan Gaarno Final-ka Copa Del Rey"

    Tata Martino Tababaraha kooxda Barcelona Tata Martino ayaa ka hadlay bar barihii ay lagaleen kooxda Real Sociedad oo ay marti u ahaayeen isagoo sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay inay gaaraan Finalka Copa del Rey.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tata Martino Tababaraha kooxda Barcelona Tata Martino ayaa ka hadlay bar barihii ay lagaleen kooxda Real Sociedad oo ay marti u ahaayeen isagoo sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay inay gaaraan Finalka Copa del Rey.

Martino ayaa sheegay inuusan doonayn inuu hada kahadlo kulanka Final-ka ee ay la ciyaari doonaan kooxda Real Madrid isagoo sheegay kaliya inay kulankaas usoo galin doonaan inay ku guulaystaan koobka.

Ugu danbeyntii Tababare Martino ayaa waxa uu yiri:"Aad ayaan ugu faraxsanahay inaan gaarno Final-ka Copa del Rey gaar ahaan markaan soo ban dhignay ciyaar fiican anagoo si fiican u maamulnay ciyaarta inteeda badan”.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip