
0
Ciyaariyahanka ayaa xusay in garoonka bayarena uu kulan caawa ka dhicidoona aysan wiiqi doonin awooda psg maadaama uu sheegay in uu haystaan ciyaaryahaano ay ka mid yihiin Motta; Pastore, Verratti, Lucas;
Zlatan ibrahimovich ayaa waxa uu intaasi ku daray in ay isku xiranyihiin ciyaaryahaanadooda psg rajanna ka qabaan in ay u soo gudbaan wareegga 8daad ee champions leaugue waan aaminsanahay in b/laverkusen ay awood leeyihiin lkn ay laga maar maan tahay in ay dadaal la yimaadaan ayuu hadalka ku soo xiray ciyaaryahanka reer psg
12/11/2013 - 20:25:29 | Visits: 392242
13/10/2012 - 00:19:57 | Visits: 84156
20/11/2013 - 08:25:42 | Visits: 68013
07/09/2013 - 12:40:30 | Visits: 55558
26/10/2013 - 20:25:49 | Visits: 54072
17/09/2014 - 09:52:59 | Visits: 50406
05/10/2008 - 18:27:36 | Visits: 44311
12/12/2009 - 13:21:28 | Visits: 43674
28/04/2014 - 19:33:18 | Visits: 38800
23/10/2012 - 11:03:52 | Visits: 38261
27/02/2024 - 20:26:19 | Visits: 1784
27/02/2024 - 18:41:48 | Visits: 2338
27/02/2024 - 16:21:16 | Visits: 2142
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1897
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1986
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1882
26/02/2024 - 14:35:39 | Visits: 1945
25/02/2024 - 22:02:33 | Visits: 2402
25/02/2024 - 19:16:54 | Visits: 2383
25/02/2024 - 11:59:17 | Visits: 2116
Zlatan ibrahimovich oo ka hadlay kulan ay la dheeli doonaan b/laverkusen caawa
Ciyaaryahan reer swedish iyo kooxda psg ayaa asigoo wareysi siinaayay tv sport ee ka soo baxa magaaladda paris ayuu ciyaaryahankan ku faanay in ay ka guulaysan doonaan psg .