Gudoomiyaha Beesha Cumar Faqe Mudane Ciise Sheikh Cabdi oo shir gudoominaye kulanka ayaa waxa uu beesha ugu baaqay in ay gacmaha is qabsadaan islamarkaana ay ka shaqeeyaan hormarka Beesha asagoona baraarujin usoo jeediyay dadkii kasoo qeyb-galay kulanka.
Dhankale waxaa isna goobta ka hadlay ku xigeynka Gudoomiyaha Beesha Cumer Faqe Macalin Muqtaar Macalin C.llahi iyo Xubno kale oo uu ka mid yahay Yuusuf dhuuboow ayagoona dhamaantood ka wada hadlay isku xernaashaha beesha iyo sidii hormar loo samey lahaa dhan walbee ahaataba.
Beeahaan lagu Magaaco Cumar ~Faqe ayaa waxa ay ka mid tahay Beelaha ~Soomaaliyeed ayadoona ah beel-katirsan qabiilka la yiraahdo (Cili ~Agoon-yar )Waxa ay maanta kawada tashanayeen sidii ay u ahaan lahaayeen dad isku xeray hormarkana iskala shaqeeya
Sikastaba kulankaani oo ahaamid xasaasi ah dhiiradana lagu saaraye sidii hormar ay u gaari lahaayeen beesha Cumar Faqe ayaa waxa uu kusoo idlaaday jawiaad u dagan iyo Isfahan islamarkaana farxad lagu kala dhaqaaqay.
DAAWO SAWIRADA BEESHA CUMAR FAQE
Kulan looga hadlayo hormarka Beesha Cumar Faqe oo maanta ka dhacay Muqdisho "Sawirro"
Kulankaan oo ahaa mid aad loosoo agaasimay islamarkaana ay kasoo qeyb-galeyn Madaxda ugu sareysay Beesha Cumar Faqe ayaa waxa uu manta ka dhacay Magaaladda Muqdisho ee Caasimada Dalka Soomaaliya.