Kulan Xiiso leh oo Caawa dhexmari doonno Kooxaha Chelsea iyo Galatasaray

0
Wednesday February 26, 2014 - 13:43:31 in Sports by
  • Visits: 1652
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kulan Xiiso leh oo Caawa dhexmari doonno Kooxaha Chelsea iyo Galatasaray

    Ciyaar aad u xiiso badan ayaa caawa waxaa la filayaa in ay dhex marto kooxaha kala ah Chelsea iyo Galatasaray Ciyaartaasi oo la filayo in ay soo gasho Saacadu marka ay tahay geeska Africa 10:45 pm habeenimo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciyaar aad u xiiso badan ayaa caawa waxaa la filayaa in ay dhex marto kooxaha kala ah Chelsea iyo Galatasaray Ciyaartaasi oo la filayo in ay soo gasho Saacadu marka ay tahay geeska Africa 10:45 pm habeenimo.
Wiilasha Chelsea iyo Wiilasha Galatasaray  ayaa waxa ay garoonka kusoo gili doonaan sidatan:
Chelsea( Xidigaha Caawa  kooxda Chelsea ay ku tashaneyso waa : (Cech; Azpilicueta, Cahill, Terry, Ivanovic; Luiz, Mikel; Ramires, Hazard, Willian; Eto’o).
Galatasaray (Wiilashaanna waa kuwa u safan doonno Galatasaray): Muslera; Chedjou, Kaya, Nounkeu; Eboue, Riera, Melo, Altıntop, Sneijder; Drogba, Yilmaz.

Hadaba Su’aasha ayaa waxa ay tahay,Yaa badin doono Chelsea iyo Galatasaray?
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip