Tacsi: Allaha U Naxariisto Marxuum Abuukar Cali Culusow oo Loo Yaqiin Abuukarey, oo dhawan gacan ka xaqdar ku dishay magaalada Muqdisho,

0
Saturday March 01, 2014 - 18:35:04 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 2134
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi: Allaha U Naxariisto Marxuum Abuukar Cali Culusow oo Loo Yaqiin Abuukarey, oo dhawan gacan ka xaqdar ku dishay magaalada Muqdisho,

    Dhamaan Jaaliyada Qurba Joogta Reer Warsheekh, Ee Kala Jooga Wadamada Yurub,America!, Asutralia, Asia, Afrika, Waxey Tacsi gaarsinayaan Qoyskii iyo Ehelkii uu ka baxay Marxuum Abuukar Cali Culusow Waxeyna Ilaah ugu baryeen In rabi naxariistiisa jano

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhamaan Jaaliyada Qurba Joogta Reer Warsheekh, Ee Kala Jooga Wadamada Yurub,America!, Asutralia, Asia, Afrika, Waxey Tacsi gaarsinayaan Qoyskii iyo Ehelkii uu ka baxay Marxuum Abuukar Cali Culusow Waxeyna Ilaah ugu baryeen In rabi naxariistiisa jano ka Waraabiyo, Qoyskii iyo ehelkii uu Ka tagayna Samir iyo imaan Ka Siiyo, Amiin, Amiin,
Sidoo kale dhamaan Maamulka iyo wariyaasha Shabkada WARSHEEKH.com Waxey Tacsi Taa la Mid ah Gaarsinayaan, Qoyskii iyo Ehelkii uu ka baxay, marxuum Abuukar Cali Culusow waxeyna marxuumka Ilaah ugua baryeen in Naxariistiisa jano ka waraabiyo Qoyskii iyo Ehelkii uu ka baxayna samir iyo imaan ka siiyo Amiin, Amiin.

By, Wariye C/kariim Yuusuf Adeerow, iyo Yaasiin Cabdule Xuuseen
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip