Faaqidaada kulanka galabte ee Man City iyo Sunderland

0
Sunday March 02, 2014 - 10:44:09 in Sports by
  • Visits: 1964
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Faaqidaada kulanka galabte ee Man City iyo Sunderland

    Kulankaan oo ah mid aad u xiiso badan aya galabta waxaa fooda is rayo kooxaha Man City iyo Sunderland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kulankaan oo ah mid aad u xiiso badan aya galabta waxaa fooda is rayo kooxaha Man City iyo Sunderland. Kalanka ayaa galabta waxaa la filayaa in uu soo galo saacadu marka aytahay 5:00Pm oo xilliga Geeska Africa, garoonkuna waa: Wembley Stadium ayadoona kulanka uu  yahay Finalka: Capital One Cup
Waxaa la wada sugaan kulankaan aadka u xiisaha badan leh ee galabta dhexmari doonno Kooxaha Man City iyo Sunderland.

Line-Upka Ugu Macquulsan ayaa waxa uu Noqonayaa:

Manchester City: Hart; Zabaleta, Kolarov, Kompany, Demichelis; Yaya Toure, Nasri, Fernandinho, Silva; Aguero, Negredo.

Sunderland: Mannone; Bardsley, Alonso, Brown, O’Shea; Gardner, Johnson, Ki, Colback, Giaccherini; Altidore.


 

Aqriste yaad is leedahay wee badin kartaa labadaan Kooxood?


Waxaa Xusid Mudan in Aqristayaasheena ay galabta si toos ah ula soconkaraan ciyaarta iyo isbadallada ku yimaado ayagoo eegayo www.warsheekh.com


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip