DEG DEG:-Kulanka Golaha Shacabka oo goordhow furmay

0
Monday October 22, 2018 - 11:42:12 in Wararka by Warsheekh Muqdisho
  • Visits: 955
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG:-Kulanka Golaha Shacabka oo goordhow furmay

    Waxaa goordhow Xarunta Golaha Shacabka ka furmay kulanka 16-aad ee Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa goordhow Xarunta Golaha Shacabka ka furmay kulanka 16-aad ee Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya .

Kulanka waxa shir guddoominaya guddoomiyaha golaha shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan.

Sidoo kale kulanka waxaa goobjoog ah Guddoomiye ku xigeenka labaad ee golaha shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad,waxaana kulanka soo xaadirtay 147 Xildhibaan.

Ajendaha kulanka maanta Golaha Shacabka ayaa waxa uu yahay saddex qodoboo kala ah :

Aqrinta labaad ee hindise sharciyeedka wax ka badalka sbarciga hanti dhowrka guud ee Qaranka.

Qeybinta, aqrinta labaad ee hindise sharciyeedka Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka.

Qeybinta wax ka badalka xeer hoosaadka golaha shacabka.


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip