Siyaaradii Sayid Axmed Al-Rifaacil Kabiir oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho (Sawiro)

0
Saturday March 15, 2014 - 18:04:43 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 2755
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaaradii Sayid Axmed Al-Rifaacil Kabiir oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho (Sawiro)

    Munaasabad si weyn loo soo agaasimay oo ka dhacday masjidka mataanaha ee degmada xamarweyne iyadoo ay ku bilaabatay banaanbaxyo lagu muujinaayo sheekheena Sayid Axmed Al Rifaacil Kabiir iyadoo ay ka soo qaybgaleen boqolaal muslimiin oo ka kala yimid

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Munaasabad si weyn loo soo agaasimay oo ka dhacday masjidka mataanaha ee degmada xamarweyne iyadoo ay ku bilaabatay banaanbaxyo lagu muujinaayo sheekheena Sayid Axmed Al Rifaacil Kabiir iyadoo ay ka soo qaybgaleen boqolaal muslimiin oo ka kala yimid xaafadaha ku dhow dhow magaalada Muqdisho

Ka dib markii ay ku dukadeen salaada casirka dib ayaa waxay la bilaabay quraan aqriska oo socotay muddo 10 maalmood ka dib waxaa halkaas lagu soo bandhigay qasaaidkii Sayid Axmed la Rifaaci Kabiir waxaana meesha ka dib laga aqriyey karaamaadkii sheekha waxaa goobta ka aqriyey guddoomiyaha ku xigeenka dariiqada rifaaciya Sheekh cali cumar abati (Binfaghi) kadib waxaa meesha laga sii waday qasaaidyadi sheekha sayid axmed rifaaci jameeda dariiqada rifaaciya oo hormuud u yahay gudoomiye ku xigeenka Sh Cali Cumar Abati Binfaghi Naaibka dariiqada Sheekh Saalim Cumar Weli sh cali faqi sh shaacir cumar xaaji sh samow sh suufi qaliif faqay qaliif abuukar axmed sh diinle waxaa ka soo qayb galay dariiqooyinka ugu horeyntii dariiqada rufaaciya qaadiriya axmadiya Ugu dambayntii munaasabada mowliidka waxay ku soo dhamaatay sidii loogu talagalay



Wabilaahi towfiiq
w.d sh cali cumar abati binfaghi
guddoomiye ku xigeenka dariiqada rufaaciya
ahna weriyaha ahla suna waljameeca ee muqdisho
email dariiqadarufaaciya@hotmail.com
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip