Tacsi: Marxuumad Shamso Cali Tooxoow

0
Monday March 24, 2014 - 21:05:53 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 2958
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi: Marxuumad Shamso Cali Tooxoow

    Dhamaan jaaliyada magaalada Bristol ee wadanka Ingariiiska waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Agaasimaha guud ee madaxtooyada Jamhuuriyada Ferderaalka Soomaaliya Dr. Thaabit Cabdi Maxamed oo hooyadiis Allaha u naxariistee Shamso Cali Tooxoow xalay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhamaan jaaliyada magaalada Bristol ee wadanka Ingariiiska waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Agaasimaha guud ee madaxtooyada Jamhuuriyada Ferderaalka Soomaaliya Dr. Thaabit Cabdi Maxamed oo hooyadiis Allaha u naxariistee Shamso Cali Tooxoow xalay 23 Maarso 2014 ka ku geeriyootay magaalada Muqdisho Soomaaliya.
Waxay Illaah kaga baryayaan inuu sair iyo iimaan ka siiyo dhamaan ehelkeeda iyo qaraabadeeda Allaahne janatul fardopwsa ka waraabiyo. Aamiin.

Tacsidaan waxaa dirayo:
Cabdulqadire Axmed Sheeekh Xuseen (Cabdul)
Cabdulaahi Muuse Jugweyn
Bille Faarax
Ing. Cabdicasiis Maxamed Muxudiin
Maxamed Siid Cumar
Prof. Cumar Sabriye (Brother)
Axmed Xasan Geedoow
Maxamed Cantoobo
Dr Cabixakiin
Dr. Cabdi Xariir
Iyo Dhamaan Jaaliyada reer Bristol ee wadanka UIngariiska

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip