Hilib la'aan kajirta jmaanta Magaalada Muqdisho

0
Tuesday May 27, 2014 - 12:06:52 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 1565
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hilib la'aan kajirta jmaanta Magaalada Muqdisho

    Qaar ka mid ah degmooyinka magaalada Muqdisho ayaa saaka laga soo sheegayaa hilib la'aan, kadib markii shaqo joojin ay sameeyeen qaar ka mid ah ganacsatada hilibka gawracda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qaar ka mid ah degmooyinka magaalada Muqdisho ayaa saaka laga soo sheegayaa hilib la'aan, kadib markii shaqo joojin ay sameeyeen qaar ka mid ah ganacsatada hilibka gawracda.


Yaasiin Axmed oo ka mid ah ganacsatadaasi ayaa u sheegay warbaahinta in taasi ay ka dambeysay kadib markii caqabad ay kala kulmeen shaqsiyaad gaar ah oo maamula kawaanka Bari eek u yaalla degmada Cabdicasiis ee gobolka Banaadir.

Dhanka kale, waxa uu sheegay Yaasiin in lasoo gaarsiiyay wareegto ka mamnuucaysa in aysan xoolo ku qalin meel aan ahayn kawaanka Bari.

Maamulkii hore ee gobolka Banaadir ayaa sanadii hore soo saaray amarka ah in meel aan kawaan Bari ahayn lagu gawrici karin xoolaha, maamulka ayaa xiray ganacsato gaaraysa 50, kadib markii ay u hogaansami waayeen amarada maamulka.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip