Kulanka El Clasico oo markii ugu horeysay laga daawanayo Caalamka

0
Friday October 17, 2014 - 20:04:33 in Sports by
  • Visits: 2262
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kulanka El Clasico oo markii ugu horeysay laga daawanayo Caalamka

    Suuragal waxaa ah Barcelona ineysan lugta labaad ee El Clasico ciyaarin maxaa yeelay waxaa codeyn loo qaadayaa dhawaan iney ka go'do Spain.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Suuragal waxaa ah Barcelona ineysan lugta labaad ee El Clasico ciyaarin maxaa yeelay waxaa codeyn loo qaadayaa dhawaan iney ka go'do Spain.
Waan ka xumahay inaadan daawan ciyaarta Adduunyada loogu jecelyahay ee El Clasico kaas oo dhexmara kooxaha Real Madrid iyo Barcelona.

Marka fursadii ugu dambeysay ayey kuu tahay inaad ku daawato kulanka El Clasico.

Dadka England kunool waxaa looga tacsiyeynayaa ineysan kulankaas daawan doonin 15-ka daqiiqo ee ugu horeeya ciyaarta balse kadib sitoos ayey u heli karaan.

Shuruucda baahinta England ee maalinta sabtida ayaa ah inaan la ogoleyn in ciyaar kubada cagta toos loo baahiyo xiliyada 2:45pm ilaa 5:15pm.

Sky Sports oo ah Tv-ga ugu weyn ee England ciyaaraha laga baahiyo ayaa kadib dhici doona 15-ka daqiiqo ee ugu horeeya kulankaas maadaama u dhowrayo sharciga Dowlada ay ku soo rogtay xiliyadaas sabtida Tv-yada.

Marka Barcelona iyo Real Madrid ay ciyaartooda socoto 15 daqiiqo ayey baahinta tooska ka bilaawaneysaa England.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip