Sh: Cumar Sh: Maxamed iyo Xujeydi oo hogaaminaayay oo si diiran Muqdisho loogu soo dhaweeyay (Daawo Sawiro)

0
Saturday October 25, 2014 - 00:34:40 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 2783
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sh: Cumar Sh: Maxamed iyo Xujeydi oo hogaaminaayay oo si diiran Muqdisho loogu soo dhaweeyay (Daawo Sawiro)

    Waxa Maalinimadi Shalay si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Muqdisho Sheekh Cumar Sheekh Maxamed Sheekh Cabdi Ow Cumar iyo Jameecadi xujeyda ee Sheekh Hogaaminayay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa Maalinimadi Shalay si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Muqdisho Sheekh Cumar Sheekh Maxamed Sheekh Cabdi Ow Cumar iyo Jameecadi xujeyda ee Sheekh Hogaaminayay.
Sheekha iyo Jameecada la socotay oo Dikri salaan looga soo galbiyay Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cade ayaa ugu dambeenti waxa xaflad soo dhaweyn ah loogu qabtay Xarunta Sheekha ee magaalada Muqdisho gaar ahaan Degmada Kaaraan.

Munaasabada soo dhaweynta oo siweyn ee usoo abaabuleen xirta Sheekha ayaa waxa kasoo qeybgalay Culuma'udiin Fara badan iyadoo is marxabeen kadib uu sheekha halkaasi ugu duceeyay dhamaan kasoo qeybgalayaashi munaasabada soo dhaweynta.



(Daawo Sawiro By Mobile)


Xafiiska Shabakada Warsheekh ee Muqdisho.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip