Siyaarada Shariif Calawi oo Muqdisho lagu soo qatimay (Daawo Sawiro )

0
Friday December 05, 2014 - 00:15:33 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 2620
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaarada Shariif Calawi oo Muqdisho lagu soo qatimay (Daawo Sawiro )

    Dhamaan Dariiqooyinka Ahlusuna Waljamaac ayaa Maalinimadi Shalay Waxa ay soo gunaanadeen Siyaaradi Shariifkeeni Shariif Calawi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhamaan Dariiqooyinka Ahlusuna Waljamaac ayaa Maalinimadi Shalay Waxa ay soo gunaanadeen Siyaaradi Shariifkeeni Shariif Calawi.

Siyaarada Shariif Calawi oo bilaabatay Maalinimadi Isniinta ayaa waxa ay ku beegneed Banaanbaxa Siyaarada Galabnimadi Arbacada iyadoo ay kasoo qeyb galeen Dhamaan Ahlu Dariiqa Meel Kasta oo ay joogtaan.

Isu Soo baxa Banaanbaxa Sheekha iyo Qur'aan Aqriska Siyaarada ayaa waxa si weyn uga soo qeyb Galay dhamaan Culimada Ahlusunnah Waljamaac iyo Shacabkooda.

Siyaarada oo sanadaani aheed mid si weyn ubalaaran isla markaana halkaa lagu siyaaratay dhamaan Qabuuraha Owliyada Ilaahey ee Asharaafta Shariif Calawi ayaa sidoo kale waxa laga sheekeeyay Doorka Shariif Calawi oo kasoo qaatay Ku Dadaalida Diinta Islaamka iyo sida lagu soo gaarsiiyay Shacabkaan Soomaaliyeed

Dhamaan Culimadi Mudarasiinta ka ah Masaajidyada Magaalada Muqdisho oo si weyn usoo camiray Siyaarada ayaa waxa ay Shacabki kasoo qeyb galay ugu baaqeen in ay Qabsadaan Xariga alle Taa oo kow ka tahay Adeecida Rasuulkeeni Muxamed iyo Inti Raacday oo Rumeesan kuwaasi oo ugu horeeyaan Dhaxalka Anbiyada (Awliyada Ilaahey).

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip