Laacibka Aaron Ramsey oo dhaliyay gool caalamka ka yaabiyay

0
Wednesday December 10, 2014 - 11:46:20 in Sports by
  • Visits: 2328
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Laacibka Aaron Ramsey oo dhaliyay gool caalamka ka yaabiyay

    Laacibka Aaron Ramsey ee ka tirsan kooxda Arsenal ayaa dhaliyay gool caalamka oo dhan ka yaabiyay, kaddib markii uu laaday kubbad sida biriqda oo kale ka dhex bixiyay shabaqa kooxda Balatasaray ee dalka Turkiga laga leeyahay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Laacibka Aaron Ramsey ee ka tirsan kooxda Arsenal ayaa dhaliyay gool caalamka oo dhan ka yaabiyay, kaddib markii uu laaday kubbad sida biriqda oo kale ka dhex bixiyay shabaqa kooxda Balatasaray ee dalka Turkiga laga leeyahay.
Kubbadda uu ciyaaryahanka laaday Ramsey ayaa ka toogtay shabaqa goolka meel u jirta 30 yrds, taasi oo sababtay markii uu dhashay goolka inay si weyn ugu farxaan taageerayaasha kooxda Arsenal.

Dhinaca kale goobta uu ka dhaliyay goolka ciyaaryahanka Aaron Ramsey oo ahayd angal qaloocan oo ay dhif iyo naadir tahay in laga laado kubbad, ayaa arrintani waxay ku noqotay khabiirada K/Cagta mid ay si aad ah ula yaabaan.

Ciyaarta oo xalay dhex martay kooxaha Arsenal iyo Galatasaray ayaa ku dhammaatay 4-gool oo Arsenal ku guuleysatay, iyadoo kooxdaani ay u gudubtay wareegga 16-aad ee tartanka UEFA Champions League.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip