Maamulka Degmada Dayniile Ee Gobolka Banaadir ayaa Waxaa uu Bilaabay in uu Dhiso Muundo Heer Caalami ah Taasi oo la Filaayo in Dusheeda iyo Hoosteedaba la Maro Maamulka Degmada Dayniille Ee Gobolka Banaadir ayaa Waxaa uu u Gol Leeyahay Dhismaha Buunadadaani In ay Degmada U Noqoto Calaamad ama Astaan
Maamulka Degmada Dayniille Ee Gobolka Banaadir ayaa Waxaa uu Xil Gooni ah Iska saaray Hormarka Iyo Dhismaha Degmada Iyadoo Haatan Degmada Dayniille ay u Muuqato Mid Hormar Tiigsaneyso taasi oo Kolkii Hore Aheed Meel Baqdinteeda leh
Halkaan ka Daawo Sawirro Cajiib ah
Degmada Dayniille Ayaa Waxaa ay ka Mid tahay Degmooyinka Ugu Baaxada Weyn Gobolka Banaadir Waxaana Kolkii Hore Lagu Tiri Jiray Degmooyinka Ugu Ammaanka Xun iyadoo Haatan Qeyb ka ah Degmooyinka Ugu Xasiloon Gobolka Banaadir
Shacabka Iyo Maamulka OO wada Shaqeyn Leh ayaa Dhalisay Amni Sugan iyo Hormar Dhan Walbo ah
Daawo Sawiro:-Muundo Cajiib ah oo Laga Dhisaayo Degmada dayniille
Maamulka Degmada Dayniile Ee Gobolka Banaadir ayaa Waxaa uu Bilaabay in uu Dhiso Muundo Heer Caalami ah Taasi oo la Filaayo in Dusheeda iyo Hoosteedaba la Maro Maamulka Degmada Dayniille Ee Gobolka Banaadir ayaa Waxaa uu u Gol Leeyahay Dhismaha Buuna