Nuurcade magaciina oo wasaq ku dhacay oo uu soo celshay maxaa yeelay ragii ka horeeyay oo mudulood oo midkastaahi jeebka ku ritay kistiisa soo ma istaahilo in mudulood eey tageeraan mise maxamed dheere uu taabtay anagana waa na taabtay waayay . qoraalda eey soo qoryaan beesha mudulood oo lidka ku ah nuur cade oo naagta layiraah shukri tooxow eey qortay RSTV oo ah in uu nacam leeya ahmed cabdisalam oo tiraahday kalsoonidada waa kagla labanay nuurcade taas jawaab teeda waxay thay .
Ali Mahamed Geedi soomaaheen kii cade gaboow ka qaday jagada oo siiyay maxamed dheere ma dhaliil aad ka maqasheen beesha cumar galmaax taasi waa maya . nuur haduu la shaqeen waayay maxamed dheere waxaa ka go an inuu raadsado shaqsi la shaqeenkara, Lakiin waxba ha is ciilin nin nin wataa wayay maxamed dheere kursigana waa heestaa.
Muduloodoow maxamed dheere aqoon kuma imaan ee waxuu ku yimaaday cabdulaahi yusuf danahiisa hadan kursigiisi waa uu u noqday oo kursigaas cabdulaahi kama maarmo waa kan loogu cuna qabateeyo beesha mudulood aqoon yahanadooda iyo saraakiishooda lakiin aniga waxaan dhihi laha waa inay u istagaan beesha MUDULOOD sidii eey u garab istaagi lahayeen nuur cade wa kan sum cadiina iyo sharaftiinii kor u soo qaadi karo waxaana nagu haboon in aan taageerno nuur cade sida eey ugu istageen beelaha kale oo hawiye kuwa ka dhax muuqdo, oo joo jiya mucaardka aad ku heesaan nuur cade ileen aqoon ayuu ku kasbaday kursiga. cabdulaahi yusuf waad aragtaan inuu rabo mooshin ka dhan ah oo lagu ridaayo Nuur uu wado taas oo u arko inay sumcad xumo u tahay CBDULAAHI Yuusuf. nuur cade oo isku soo dhaweey beesha hawiye mucaarad iyo muxaafad taas oo cabdulaahi qalqal galisay iyo maxamed dheere oo hadii la rido cabdulaahi suura gal u noqoneeyn inuu caburin uu ku wado beesha mudulood oo uu waayo draiiq uu u maro maanta xaqa lagu taganyahay oo loo babahan yahay isku duubni hadii kale waxaa run noqoneesa shiribkii ahaa.
WAAYEEL ABGAAL IYO WEEL LO AAD NINKII WARAABSADAA WADAA.
Wa Billahi Towfiiq
Muna Haji
cadale_girl@hotmail.com waa cadale_girl@
Wixii Su'aal qoraalkaan aad ka qabto u dir email qoraaga soo qoray ka fiiri emailkiisa xaga danbe qoraalka.
Shabakada Warsheekh Mas'uul kama aha qoraalka akhristayaashu kusoo bandhigaan Ra'yigooda, mas'uliyada Qoraalka waxaa leh qoraaga, Shabakada Warsheekh Kaalinteedu Waa Baahinta Ra'yiga xorta ah.. Mahadsanid.
Ma doonaysaa fikirkaaga inaad soo bandhigto? U soo dir webmaster@warsheekh.com , soo raaci magacaaga oo buuxa, iska ilaali ereyo gef ku ah Diinta Islamka, Qabiil ama Qof.
Soomaaliyeey ma is weediseen waa kuwee Beesha Mudulood ? (Ra'yi)
Asalaama alaykum, jawaab: Beesha Mudulood waa beel ku saleesan qabiil walaal koodana aan u quurin hora mar waa kuwa geesigooda dila doqonkoodana dara jeeya taas waxaa u daliil ah maanta mudulood nuur cade oo eey u arkaan shaqsi xun .muduloodo