Wariye Kalgacal oo Maalintii Labaad Dowlada u Xiran

0
Wednesday April 01, 2015 - 10:50:20 in Wararka by
  • Visits: 1382
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wariye Kalgacal oo Maalintii Labaad Dowlada u Xiran

    Wariyaha Baarlamaanka u qaabilsan Goobjoog Fm, Cabdifitaax Xasan Axmed Kalgacal ayaa maalintii Labaad ku xiran xarunta dambi baarista ee CID, ka dib markii shalay ay hoygiisa ka wateen ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wariyaha Baarlamaanka u qaabilsan Goobjoog Fm, Cabdifitaax Xasan Axmed Kalgacal ayaa maalintii Labaad ku xiran xarunta dambi baarista ee CID, ka dib markii shalay ay hoygiisa ka wateen ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka ah.
Kalgacal oo araga la ayaa xalay ku hoyday CID iyadoo illaa iyo haatan waxa loo hasyto aanay shaacin saraakiisha xaruntaasi.

Sidoo kale ciidamada ku sugan CID ayaa xabsiga dhigay mid ka mid ah ehlada Wariye Kalgacal xilli halkaasi uu raashin ugu qaaday Wariyaha.

Shalay waxaa xarunta CID tagay maamulka iyo wariyaal ka mid ah Goobjoog Fm, hase ahaatee looma ogolaan in wariyaha la tuso, sidoo kalena loo sheego waxa lagu haysto.

Goobjoog ayaa ka walaacsan xaaladda wariye Cabdifitaax Kalgacal maadaama uu yahay qof araga la una baahan in loo sameeyo daryeel gooni ah.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip