War Deg-deg ah:- Ciidamada dowladda oo xiray Idaacadda Shabeelle.

0
Friday April 03, 2015 - 20:50:28 in Wararka by
  • Visits: 1113
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg-deg ah:- Ciidamada dowladda oo xiray Idaacadda Shabeelle.

    War hadda nasoo gaaray ayaa sheegaya in ciidamo katirsan kuwa dowladda Soomaaliya ay xireen Idaacadda Shabeelle oo kamid ah Idaacadaha ku yaala Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War hadda nasoo gaaray ayaa sheegaya in ciidamo katirsan kuwa dowladda Soomaaliya ay xireen Idaacadda Shabeelle oo kamid ah Idaacadaha ku yaala Muqdisho.
Ciidamada ayaa lasheegayaa in ay gudaha u galeen xarunta Idaacadda Shabeelle oo ku taalo degmada Hodan ee G/Banaadir.

Lama ogo waxyaabaha loo xiray Idaacadda Shabeelle iyo sababaha keenay in Idaacadda ay gudaha u galaan Ciidamada Dowladda.

lasoco wixii kasoo kordha.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip