
1
guddoomiye ku xigeenada maaamulka gobolka Banaadir Ismaacill Guure iyo Maxamed Axmed Yabooh iyo qaar kamid ah agaasimayaasha iyo guddoomiyayaasha degmooyinka gobolka Banaadir ayaa ka qeyb galay munaasabadii xil warejinta.
Guddoomiyaha cusub degmada Hodan Xaawo Maxamuud Cali ayaaa si rasmi ah ula wareegtay xilka guddoomiyaha degmada Hodan waxaana ay kala wareegtay guddoomiyihii hore C/qaadir Cali Kulane
12/11/2013 - 20:25:29 | Visits: 392223
13/10/2012 - 00:19:57 | Visits: 84138
20/11/2013 - 08:25:42 | Visits: 67991
07/09/2013 - 12:40:30 | Visits: 55535
26/10/2013 - 20:25:49 | Visits: 54049
17/09/2014 - 09:52:59 | Visits: 50389
05/10/2008 - 18:27:36 | Visits: 44289
12/12/2009 - 13:21:28 | Visits: 43652
28/04/2014 - 19:33:18 | Visits: 38758
23/10/2012 - 11:03:52 | Visits: 38237
27/02/2024 - 20:26:19 | Visits: 1757
27/02/2024 - 18:41:48 | Visits: 2302
27/02/2024 - 16:21:16 | Visits: 2108
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1868
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1956
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1850
26/02/2024 - 14:35:39 | Visits: 1916
25/02/2024 - 22:02:33 | Visits: 2367
25/02/2024 - 19:16:54 | Visits: 2326
25/02/2024 - 11:59:17 | Visits: 2084
Dhageeyso:-Xaawo Kiin oo la Wareegtay Xil Gudoomiyaha Hodon (Sawiro)
Gudoomiyaha Cusub ee Degmada Hodan Xaawa Maxamuud Cali Xaawa Kiin oo dhawaan Digreeto ka so baxday Xafiiska Wasiirka arrimaha Gudaha loogu Magacaabay Xilkaasi ayaa Maanta si rasmi ah ula wareegtay Xilkeeda.