Dhageeyso:-Koonfur Galbeed oo Bilaabeeysa Xulista Xildhibaanada

0
Sunday April 19, 2015 - 10:49:42 in Wararka by
  • Visits: 1033
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageeyso:-Koonfur Galbeed oo Bilaabeeysa Xulista Xildhibaanada

    Odayaasha iyo waxgaradka Koonfur Galbeed ayaa ku hawlan sidii ay usoo xuli lahaayeen Xildhibaanada Baarlamaanka Koonfur Galbeed ee dalka Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Odayaasha iyo waxgaradka Koonfur Galbeed ayaa ku hawlan sidii ay usoo xuli lahaayeen Xildhibaanada Baarlamaanka Koonfur Galbeed ee dalka Soomaaliya.
Malaaq Cali Cabdiraxmaan Shiino oo ah afhayeenka odayaasha Koonfur galbeed ee Soomaaliya ayaa Warbaahinta u sheegay in soo xulista Xildhibaanadu bilaabanayso dhowaan isagoo sheegay in qaab deegaan ah usoo xulan doonaan Baarlamaanka Koongur Galbeed.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip