Xildhibaanada Golaha Shacabka oo kulan Xasaasi ah leh

0
Wednesday November 07, 2018 - 08:45:58 in Wararka by Warsheekh Muqdisho
  • Visits: 938
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaanada Golaha Shacabka oo kulan Xasaasi ah leh

    Waxaa maanta oo Arbaco ah taariikhdu ay ku beegan tahay 7-da Bisha November 2018 lagu wadaa in Xarunta Golaha Shacabka kulan ay ku yeeshaan Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliy.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa maanta oo Arbaco ah taariikhdu ay ku beegan tahay 7-da Bisha November 2018 lagu wadaa in Xarunta Golaha Shacabka kulan ay ku yeeshaan Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliy.


Ajendaha kulanka ayaa ah aqrinta koowaad ee hindise sharciyeedka duulista iyo hawada iyo aqrinta labaad ee hindise sharciyeedka mashruuca liilitirka.

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa loo diray xalay fariimo ku aadan in Maanta uu jiro kulanka Golaha Shacabka,isla markaana ay kasoo qeyb galaan.

Ammaanka Xarunta Golaha Shacabka ayaa saakay aad loo adkeeyay,iyadoona Ciidamada amniga ay xireen Wadooyinka soo gala iyo kuwa kabaxa Xarunta Golaha Shacabka.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip