John Kerry oo Muqdisho kusoo Wajahan una wacay Madaxda Maamuladda '''

0
Monday May 04, 2015 - 12:51:38 in Wararka by
  • Visits: 1463
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    John Kerry oo Muqdisho kusoo Wajahan una wacay Madaxda Maamuladda '''

    Xoghaayaha Arimaha Dibadda Dalka mareeykanka ayaa waxaa la sheegay in uu kusoo Wajahan yahay Magaalada Muqdisho ee Xarunta Dalka Soomaaliya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xoghaayaha Arimaha Dibadda Dalka mareeykanka ayaa waxaa la sheegay in uu kusoo Wajahan yahay Magaalada Muqdisho ee Xarunta Dalka Soomaaliya John Kerry oo Hadda ku Sugan Magalaada Muqdisho ayaa waxaa la sheegay in uu Maanta Galinka Danbe Soo Gaarayo Magalada Muqdisho oo uu kulla Kulmi Doono Madaxda Soomaalidda

Xoghaaya Arimaha Dibadda Mareeykanka ayaa waxaa la sheegay in uu Kulan la Qaadan Doono Madaxda Maamul Goboleedyadda Soomaaliya Kuwaasi oo Qaarkood ay Haatan ku Sugan Yihiin Magalaada Muqdisho Waxaana ay ka wadda Hadli Doonan Arimo Dhowr

Kullan Maanta La Filaayo  in uu Magalaada Muqdisho ku Dhex Maro Xoghaayaha Guud Ee Arimaha Dibadda Dalka mareeynkan John Kerry Iyo Madaxda Maamul Goboleedyadda ayaa wararku waxaa ay sheegayaan in uu Goob Joog ka Noqon Doono Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya Xasan shiikh Maxamuud

Shariif Xasan shiikh Aaadan oo ah Madaxweynaha Maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa Waxaa ay Haatan ku Sugan Yihiin Garoonka Aadan Cadde Sidda ay Warshekh u Xaqiijiyeen Xubno la Socda Sidoo kale Waxaa  Magaalada Nairobi Kasoo Bixi Doona Madaxweynaha Maamulka Puntland 

Dowlada Soomaaliya oo kaashaneeysa Maamuladda Dalka ka Jira ayaa waxaa Looga Fadhiyaa meel Marinta Barnaamijka Hiigsigga Cusub
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip