John Kerry oo Muqdisho Yimid Kullama'na la Leh Madaxda Soomaalidda

0
Tuesday May 05, 2015 - 14:52:15 in Wararka by
  • Visits: 1370
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    John Kerry oo Muqdisho Yimid Kullama'na la Leh Madaxda Soomaalidda

    Xog haayaha Wasaaradda Arimaha Dibadda Dalka Mareeynkanka ayaa waxaa uu Maanta Soo Gaaray Magaalada Muqdisho ee Xaruntan Dalka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xog haayaha Wasaaradda Arimaha Dibadda Dalka Mareeynkanka ayaa waxaa uu Maanta Soo Gaaray Magaalada Muqdisho ee Xaruntan Dalka John Kerry ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho Si Diiran Ugu Soo Dhaweyay Madaxweynaha Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan shiikh Maxamed Madaxweynahayaasha Maamul Goboleedyadda Dalka

Soo Dhaweeynta ka Dib ayuu Xoghaayaha Arimaha Dibadda Dalka mareeyknaka Waxaa uu la Kulmay Madaxweynaha Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan shiikh Maxamuud Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas Shariif Xasan shiikh Aadan Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo Madaxweynaha Maamulka Ku Meel Gaarka ah ee Jubba

Kullan oo ka dhacay Qeyb ka Mid ah Garoonka Diyaaradaha Aadan Cabdulle Cusmaan Aaan Cadde  Ayaa waxaa la Iskula Gorfeeyay Arimaha Federaalka iyo Heshiisyaddii Dhawaan  Garoowe ay Kusoo kala Saxiixdeen Dowlada Federaalka ah iyo maaamulka Puntland

Sidoo Kalle Illo Wareedyo ku Sugan Garoonka Diyaaradaha ayaa Waxa ay Warqabadka Warsheekh  u Xaqiijiyeen in Madaxda Soomaalidda halkaasi Looga Dalbaday in ya Kusoo Bandhigaan Waxa ay Ka Qabteen Barnaamijka New Deal'ka

John Kerry ayaa Jabuuti u Duuli Doona Goorta uu Idlaaddo Kullan uu la Qaadanaayo Madaxda Soomaalidda
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip