Dhageeyso:-Kenya oo Guryo Dad Shacab ah leeyihiin ku Burburisay Baladxaawo+Xiisad ka taagan

0
Friday May 29, 2015 - 09:15:01 in Wararka by
  • Visits: 1343
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageeyso:-Kenya oo Guryo Dad Shacab ah leeyihiin ku Burburisay Baladxaawo+Xiisad ka taagan

    Maamulka degmada Baladxaawo ayaa sheegay in aan la aqbali Karin isku day shalay ay ciidanka Kenyaatiga ahi ku doonayeen inay ku burburiyaan guryo dad shacab ah leeyihiin.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka degmada Baladxaawo ayaa sheegay in aan la aqbali Karin isku day shalay ay ciidanka Kenyaatiga ahi ku doonayeen inay ku burburiyaan guryo dad shacab ah leeyihiin.

Ku simaha guddoomiyaha degmadaasi Nuur Siyaax ayaa sheegay in ciidanka Kenya ay ku soo siqayaan dhulka Soomaaliya oo ay ka soo gudbeen xuduud beenaadka.

Guddoomiye ku xigeen Nuur Siyaax ayaa sheegay inay wadaan dadaallo ay ku doonayaan inay kaga hortagaan in dhul Soomaaliyeed ay ka dhisaan darbi ay sheegeen inay ku kala qeybinayaan xuduudka Soomaaliya iyo Kenya.

Wuxuuna sidoo kale ka sheekeynaya bal sida ay tahay xaaladda.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip