Dhageeyso:-R/Wasaare Sharma'arke''Beesha Caalamku Dhaqaalahii ay nasiin Jirtay waa nagga Goosatay''

0
Wednesday June 17, 2015 - 08:50:09 in Wararka by
  • Visits: 1038
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageeyso:-R/Wasaare Sharma'arke''Beesha Caalamku Dhaqaalahii ay nasiin Jirtay waa nagga Goosatay''

    Cumar Cabdirashiid Cali Sharma'arke Raisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka ah Ee Soomaaliya oo la Hadlyay Idaacadda VOA'da Qeybteedda Af-soomaaligga ayaa waxaa uu sheegay in beesha caalamku ay Dowladda Ka Jartay dhaqaalahii ay siin Jirtay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cumar Cabdirashiid Cali Sharma'arke Raisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka ah Ee Soomaaliya oo la Hadlyay Idaacadda VOA'da Qeybteedda Af-soomaaligga ayaa waxaa uu sheegay in beesha caalamku ay Dowladda Ka Jartay dhaqaalahii ay siin Jirtay


Sharmaake wuxuu iska fogeeyey in uu leeyahay masuuliyada maareyn la’aanta hantida Soomaaliya, gaar ahaana in aan waliba waxba laga qaban fariisinta Nidaamka Maaliyadeed ee Xukuumadiisa.

Raysalwasaaruhu wuxuu sheegay in balan qaadyada la sameeyo badanaa aysan uhirgalin sida loo sheego, wuxuuna si weyn udhaliilay qaabka Beesha Caalamku ula dhaqanto dawladda Faderaalka.

Mar la weydiiyey in ay og yihiin sababaha lacagtaas loo joojiyey, wuxuu sheegay in ay marar badan isku dayeen in ay ka ogaadaan Beesha Caalamka, laakiin aysan helin jawaabo waafiya oo cadeyn kara ujeedada rasmiga ah ee ka dambeysa go’aanka Beesha Caalamka.

Hadalka Ra'isul wasaaraha ayaa waxaa uu imaanayaa Xili Dhawaanahaani ay soo baxayeen Warar sheegaya in ay Dowladdu ku kacday Musuq maasuq Xoogan


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip