
0
Uqaabilsanaha Hey’ada WFP ee Dalka
Kenya ayaa yiri:"Waxaan sameynay wax walbaa oo suurto gal ah oo looga hortagayo
arintan, , laakiin waxay noqotay lama huraan in la yareeyo xadiga cuntada qoondeysan
20%, inta lagu jiro bilaha November iyo December, maadaama ay yihiin dhamaadka
sanadka”
Dhanka kale arinkaani ayaa waxa ay saameyn wen ku yeelaneysaa qaxootiga ugu badan Soomaaliya ee ku sugan
xeryaha Dhadhaab.
Sikastaba Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in ay bil wax walbo ay quudinta
qaxootiga Xirada Dhadhaab ay ku baxdo 10Milyan islamarkaana iminka ay go’aan
sadeyn in ay yareeyaan 20% inta ka dhiman sanadka.
12/11/2013 - 20:25:29 | Visits: 392231
13/10/2012 - 00:19:57 | Visits: 84143
20/11/2013 - 08:25:42 | Visits: 68002
07/09/2013 - 12:40:30 | Visits: 55545
26/10/2013 - 20:25:49 | Visits: 54057
17/09/2014 - 09:52:59 | Visits: 50396
05/10/2008 - 18:27:36 | Visits: 44302
12/12/2009 - 13:21:28 | Visits: 43661
28/04/2014 - 19:33:18 | Visits: 38774
23/10/2012 - 11:03:52 | Visits: 38247
27/02/2024 - 20:26:19 | Visits: 1768
27/02/2024 - 18:41:48 | Visits: 2314
27/02/2024 - 16:21:16 | Visits: 2125
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1877
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1962
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1856
26/02/2024 - 14:35:39 | Visits: 1927
25/02/2024 - 22:02:33 | Visits: 2374
25/02/2024 - 19:16:54 | Visits: 2334
25/02/2024 - 11:59:17 | Visits: 2091
Hey'ada WFP oo yareeneysa Cunadii ay ka bixin jirtay Xerada Dhadhaab
Hey'ada WFP ee Qaramada Midoobay ayaa sheegtay inay 20% hoos loo dhigayo Cunadii iyo waliba gargaarkii ay ka bixin jireyn xeryaha qaxootiga Dhadhaab iyo Kaakuma ee dalka Kenya.