Beesha Caalamka Oo Kulan Laqaatay Xildhibaanadii Mooshinka Ka Keenay Madaxweynaha

0
Thursday August 20, 2015 - 11:35:01 in Wararka by Warsheekh Media
  • Visits: 1498
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Beesha Caalamka Oo Kulan Laqaatay Xildhibaanadii Mooshinka Ka Keenay Madaxweynaha

    Xildhibaan Cabdi Barre Yuusuf oo ka mid ah Xildhibaanadii Mooshinka ka gudbiyay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Max'ud ayaa isagoo Shabelle u warramayay waxa uu tilmaamay in beesha Caalamka ay u sharraxeen mooshinka ka dhanka ah Madaxweynah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan Cabdi Barre Yuusuf oo ka mid ah Xildhibaanadii Mooshinka ka gudbiyay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Max'ud ayaa isagoo Shabelle u warramayay waxa uu tilmaamay in beesha Caalamka ay u sharraxeen mooshinka ka dhanka ah Madaxweynaha wuxuuna tilmaamay in ay u shegeeen beesha Caalamka in mooshinka uusan ahayn mid wax lagu dhibaateynayo ,dano gaar ahna aysan kaga gollahayn Xildhibaanadu hayeeshee uu yahay mid lagu saxayo arrimaha Soomaaliya.

Xildhibaanka ayaa hoosta ka xariiqay in beesha Caalamka ay dhex dhexaad ka noqoneyso mooshinkaas aysan cidna la safan doonin wuxuuna dhinaca kale carabka ku dhuftay in aysan Xildhibaanadu dooneyn wax muddo kororsi ah 2016 ay dhaceyso hanaanka doorasho ee la isku waafaqo.

Xildhibaan Cabdi Barre Yuusuf Jibriil, oo Baarlamaanka Somalia ka tirsan ayaa sheegay inaysan waxba ka jirin wararka sheegaya in Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka ay ka noqdeen Mooshinka.

Wuxuu arintaasi ku sheegay mid waxba kama jiraan ah oo Xildhibaanadii sheegay ay ceeb ku tahay.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip