Xildhibaan Ismaaciil Muxudiin oo markale dib loogu doortay baarlamaanka magaalada Trondheim ee dalka Norway.

0
Friday September 18, 2015 - 13:31:25 in Wararka by Warsheekh Media
  • Visits: 1837
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Ismaaciil Muxudiin oo markale dib loogu doortay baarlamaanka magaalada Trondheim ee dalka Norway.

    Xildhibaan Ismaaciil Muxudiin oo kamid ah siyaasiyiinta dalka Norway, ayaa markii labaad kuguuleeystay kursiga golaha baarlamaanka magaalada Trondheim ee dalka Norway.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan Ismaaciil Muxudiin oo kamid ah siyaasiyiinta dalka Norway, ayaa markii labaad kuguuleeystay kursiga golaha baarlamaanka magaalada Trondheim ee dalka Norway.

Guusha xildhibaanka ayaa timid kadib markii bulshada ku nool magaalada Trondheim eey si weeyn ugu codeeyeen xildhibaabka.

Xildhibaan Ismaaciil Muxudiin ayaa xilkaan hayey afartii sano ee la soo dhaafay, isagoo astaan u noqday wax u qabashada bulshada laga tirada badan yahay ee kunool dalka Norway, taasi oo maanta xildhibaanka u suuregelisey in uu markale ku guuleeysto kursiga baarlamaanka magaalada Trondheim.

Xildhibaanka oo horey u fuliyey balanqaadyadii hore, ayaa iminka looga fadhiyaa in uu sii kordhiyo wax qabadkiisa la xariirey arimaha qooysaska Soomaaliyeed ee caawinaada mar walba ugu baahan heeyadaha doowlada Norway.

Guusha xildhibaanka ayaa waxaa si siman looga soo dhaweeyey good ahaan soomalida ku nool boqortooyada dalka Norway oo i dil.


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip