Maamulka Degmada Warsheekh oo gaaray deegaanka Ceelmacaan oo katirsan degmadaasi. (Sawiro)

0
Tuesday November 03, 2015 - 04:33:31 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 1812
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka Degmada Warsheekh oo gaaray deegaanka Ceelmacaan oo katirsan degmadaasi. (Sawiro)

    Wafdi balaaran uu horkacaayo gudoomiyaha degmada Warsheekh mudane Axmed Xuseen Axmed (Shiidka) ayaa booqasho ku tagay deegaanka dekeda dabiiciga leh ee Ceel macaan oo kamid ah deegaanada hoos yimaado degmada Warsheekh.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wafdi balaaran uu horkacaayo gudoomiyaha degmada Warsheekh mudane Axmed Xuseen Axmed (Shiidka) ayaa booqasho ku tagay deegaanka dekeda dabiiciga leh ee Ceel macaan oo kamid ah deegaanada hoos yimaado degmada Warsheekh.

Gudoomiyaha iyo wafdigi la socday oo si diiran loo soo dhaweeyay ayaa waxey kulamo la xiriiro horumarinta deegaanka iyo sida dadka reer Ceelmacaan uga faa’iideesan lahaayeen mashaariicda maamulka cusub ee degmada Warsheekh ka wadaan guud ahaan deegaanada hoos yimaado degmada Warsheekh.

Waxgaradka kudhaqan deegaanka Ceel macaan ayaa dhankooda muujiyay sida ee ugu faraxsan yihiin wafdiga culus ee soo gaaray deegaanka, waxeyna sidoo kale cadeeyeen in dhankooda diyaar u yihiin kaqeyb qaadashada horumarinta deegaanka .

Maamulka degmada Warsheekh ayaa tan iyo marki loo magacaabay xilkaasi waxa uu dar dar xoogan geliyay mashaariic dhowr ah oo lagu hor marinaayo degmada iyadoo sidoo kale maamulka ku guuleestay inuu wada shaqeyn xoogan dhax dhigo qeybaha kala gedisan ee bulshada iyo maamulka iyadoo talaabadaani si siman usoo dhaweeyeen shacabka kunool xarunta iyo deegaanada hoos yimaado degmada Wrarsheekh.

Warsheekh oo cagta saartay wadada horumarka

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip