Top News:Wasiiro Maanta Lagu Dhaariyay Magaalada Muqdisho

0
Saturday November 28, 2015 - 13:34:50 in Wararka by Axmed Abukar
  • Visits: 921
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Top News:Wasiiro Maanta Lagu Dhaariyay Magaalada Muqdisho

    Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu dhaariyay labo Wasiir oo dhawaan uu magacaabay Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdi Rashiid Cali Sharma'arke.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu dhaariyay labo Wasiir oo dhawaan uu magacaabay Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdi Rashiid Cali Sharma'arke.

Injineer Cabdi Rashiid Max’ed Axmed ayaa loo dhaariyay Wasaaradda Ganacsiga iyo Wershadaha,halka Mudane Max’ed Mursal Sh.Cabdi Raxmaan loo dhaariyay Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha.

Wasiirradan ayaa waxaa dhawaan magacaabay Ra’iisul Wasaaraha kadib isku shaandheyn kooban oo uu ku sameeyay Golaha Wasiirrada federaalka Soomaaliya.

Wasiirrada ayaa waxaa dhaariyay mid ka mid ah Xildhibaanada Federaalka, waxaa kale oo xusid mudan in aysan u baahneyn kalsoonida Baarlamaanka.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip