Weriye C/raxmaan Maxamed Cali oo lagu gowracay magaalada Muqdisho

0
Thursday September 27, 2012 - 18:07:09 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1297
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Weriye C/raxmaan Maxamed Cali oo lagu gowracay magaalada Muqdisho

    Meydka Wariye Soomaaliyeed oo lagu magacaabao Cabdiraxman Maxamed Cali ayaa laga helay magaalada Muqdisho xili ee meydka marxuumka ee qoorta ka jareen kooxdi dilka ugeesatay marxuumka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Meydka Wariye Soomaaliyeed oo lagu magacaabao Cabdiraxman Maxamed Cali ayaa laga helay magaalada Muqdisho xili ee meydka marxuumka ee qoorta ka jareen kooxdi dilka ugeesatay marxuumka
Wariyaha la dilay oo katirsanaa suxufiyiinta ka howlgasha magaalada Muqdisho gaar ahaan shabakada wararka ciyaaraha ee lagu magacaabo ciyaarahamaanta isagoo sidoo kale ka ahaa maamulaha shabakadaan ka faaloota ciyaaraha.

Dilka wariyaha ayaa yimid ka gadaal marki koox dabley ah ee wariyaha  afduubten xili uu kasoo baxay maqaaxi lagu shaaho oo ku taalo magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya

Ehelka iyo saaxibada Marxuumka oo mudo baadi goob ugu jiray iney wax war ah ka helaan xaalada Wariye Cabdiraxman oo kusugan yahay ayaa
ugu dambeenti waxa meydka suxifga oo si arxan daro ah loo dilay ayaa maalin kadib  laga helay isla  magaalada Muqdisho.

Dilka Wariyaha ayaa imaanayo xili magaalada Muqdisho ee kusoo kordhayaan warbaahinada madaxa banaan iyo suxifiyiinta ka howlgasha ayaa hadana waxa dhanka kale bar bar socda tacadiyada ka dhanka ah suxifiyiinta kuwaasi oo isugu jiro dil iyo hanjabaadyo ka dhan ah xuriyatul qowlka .

Wixi warar ah ee kusoo kordha kala soco wararkeena danbe.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip