Hilib aa ku rarateen Dhurwaa, waana huruddeen‏

0
Thursday May 12, 2016 - 00:50:13 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 3306
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hilib aa ku rarateen Dhurwaa, waana huruddeen‏

    Waa Ayaan dara in shaqsi kasta oo shacabka dhibaateeya aan lagula xisaabtamin dhibkii uu shacabka u geestay xiligii uu xafiiska joogay waa muhiim in la bidhaamiya dimbiilaha iyo mid wadaniga ah waana in lakala saaraa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waa Ayaan dara in shaqsi kasta oo shacabka dhibaateeya aan lagula xisaabtamin dhibkii uu shacabka u geestay xiligii uu xafiiska joogay waa muhiim in la bidhaamiya dimbiilaha iyo mid wadaniga ah waana in lakala saaraa.
Hassan Abshir waa shaqsi taariikh madoow waana in lagula xisaabtamaa danbiyaduu geestay waxaa quman in shacabka uu ka dhuunta ama inta soo hor istaaga weydiista cafis inta uu noolyahay waana in lagala wareegaa hantida uu wadanka uu ku leyahay wuxuu qiima u leeyahau ruux aan kawar qabin dhibkii shacab ama waqtigaas miiga ku maqnaa oo taariihkda soo aqrin waa wax u bahan in dib loo eega

Hassan Abshir waa shasiga ugu waqtiga dheeraa maamulka Gobolka Banaadir qoraal laguma soo koobikara dhibk uu u geesatay shacabka degaanka .waxaa wali muuqda ku tagrifalka awooda maamulka Banaadir iyo Gudoomiyaha Gobolka oo marxabeysiinaya dinbiile masaakiintiina albaaka ka xirtay waxaa haboon in db loo xisaabtama wixii qaldamay la saxo laakin waxaa muuqadta midka shacabka dhiba in wali cadaalad la horkenin

wadanka waxaa horboodaya mooryaan ama mid yimid 1991 oo ka ar qabin wixii ka horeeyay 1991 Gudoomiye Yusuf waxaan leeyahay maka war qabtaa midka aad isku sawireya hadii jawaabta maya tahay fadlan cudurtar ka bixi kana waantoow shaqsigaan iyo in badan oo lamida waxaa ku soo gunaanadayaa gabay uu tiriyay Abwaankii, Jilaagii, Maadeeyahii iyo Murtiilihii Soomaaliyeed ee Cabdulle Raage Taraawiil


Dulmi Xamar ku siman baa jiree, duqa haloo sheego
Dan-wadaagaha ineynaan ku jirin, lagu dul noolaaday
Roobna gaar noogu di’in duqa haloo sheego
Dad kale in loo raro qamadi, lagu daryeelaayo
Iyadoo warqado lagu dabaqay daaya ku hor taalo
Aniguna midkaan suuqa duwan degel ku soo iibshay
Gaariga inay kala degaan, duqa haloo sheego
Dugsiyada xaggoodiina ardaydii deyro laga keenaye
Imtixaankii diblomad daacad laga dhowrye
Deymo iyo eeg baa xarfihii laga dersaayaa’e
Dee iyo waryaa nimaan laheyn diintase aan caayin
Hilib aa ku rarateen Dhurwaa, waana huruddeen
Isaguna hammuun uu qabee, waa ka heensaday
Haddii looga haro waa gunnimo, hadal la'aaneed

Qore Abdirahman M Nur

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip